Hanka Gooni Isu Taagga Somalilans Iyo Xaqiiqada jirta !!!. (Wax badan ka Ogow)

Waxa aynu ka wada dharagsan nahay in ay Somaliland ku dhawaaqday gooni isu taag iyo madax banaani ay ka madax banaan tahay dawladdii la isku odhan jiray Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed (Soomaali Republic). taas oo la odhan karo waxa ay ka dhalatay tabasho iyo caddaalad darro wayn oo kasoo gaadhay nidaamkii isu tagga labada Gobal ee Waqooyiga … Continue reading Hanka Gooni Isu Taagga Somalilans Iyo Xaqiiqada jirta !!!. (Wax badan ka Ogow)